Meesha ay rajadu sii badanayso rabshadunaa ku dhammaanayso.
Alexandra House waxay bixisaa adeegyada wax looga qabanayo bahdilka iyo kufsiga ee soo haleela haweenka, ragga, dhalliyanrada iyo qoysaskuba. Adeegayda oo idil waalacag la’aan/bilaash waxana soo raaca helitaanka 24ka saacaadood ee hoyga, u doodidda sharciga, daawaynta, kooxaha taakulalynta, adeegyada faragalina iyo kahortagga mushkiladaha dhallinyarada, ilaha xadgubka ka jira waayeelnimada, waxbarashada jaalliyada iyo tababarka xirfadeed, iyo wax intaa ka sii badan. Waxaannu deggannahay magaalooyinka Blaine iyo Anoka, sidoo kalena waxaannu adeegayda bahdilka iyo kufsigaba gaarsiinaa Minnesota oo idil.